Diyaarad rakaab oo 60 qof saarnaayeeny iyo mid siday ciidamada Mareykanka oo isku dhacay
Diyaarad rakaab oo 60 qof siday iyo helicopter oo milatariga Mareykanku leeyahay oo isku dhacay
Waxaa isku dhacay diyaarad rakaab oo Mareykanku leeyahay iyo diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo milatariga Mareykanku leeyihiin, sida ay sheegtay waaxda maamulka hawada fedraalka ee FAA
Diyaaradahan ayaa isku dhacay xili ay marayeen bartamaha hawada dhow ee magaalada Washington ee dalkaas Mareykanka.
Lbada diyaaradood ayaa ku dhacday webiga Potomac, oo marta Washinton, sida laa soo xigtay Washington iyo waaxda waaxda adeegga degdega ah.
Diyaaradda helicopterka waxaa saarnaa 60 qof oo rakaab ah iyo afar shaqaale ah halka saddex ka tirsan ciidamada Mareykanka ay saarnaayeen diyaaradda milatariga Mareykanka.
Baaritaan ayaa socda, waxaana la baadi goobayaa dadka ka badbaaday shilka diyaaradahaas.