Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo qabtay kulan muhiim ah oo lagu gorfaynayo qorshaha shanta sano ee soo socota

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qabtay kulan muhiim ah oo lagu gorfaynayo qorshaha shanta sano ee soo socota (Strategic Plan) ee KDQ. Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu dejiyo qorshe istiraatiiji ah oo ku saabsan horumarinta iyo hufnaanta geedi-socodka doorashooyinka.

Kulanka oo socon doona mudo sadex maalmood ah ayaa waxaa ka qaybgalay madaxda waaxaha kala duwan ee KDQ, kuwaas oo si qoto dheer uga dooday sidii loo samayn lahaa qorshahan. Kulankan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Hay’adda Netherland Multiparty Institute for Democracy (NMID), oo KDQ kala shaqaysa dhinaca dimuqraadiyadda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker