Madaxweynaha Somaliland oo Dhaqan galiyay Odoroska Miisaniyada 2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 25/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/GW/081-050/012025 ku soo saarey Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2025-ka
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2025-ka,
๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐ค๐š๐ฒ: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐ค๐š๐ฒ: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐ก๐ž๐ฅ๐š๐ฒ: Goโ€™aanka Ansixinta Golaha Wakiillada (Goโ€™aan Lr; GW/KF-10/06/2025) ee summaddiisu tahay Ref; GW/G/14-10/06/2025, kuna taariikhaysan 25/01/2025, ee Miisaaniyad Sannadeedka 2025-ka;
๐–๐š๐ฑ๐š ๐š๐š๐ง ๐’๐จ๐จ-๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ;
Dhaqan-galkan oo lagu baahinayo Miisaaniyad Sannadeedka 2025-ka oo qaddarkeedu dhan yahay SL.SH/=3,894,462,279,363 (Saddex Tirilyan, Siddeed Boqol iyo Afar iyo Sagaashan Bilyan, Afar Boqol iyo Laba iyo Lixdan Milyan, Laba Boqol Sagaal iyo Toddobaatan Kun, Saddex Boqol iyo Saddex iyo Lixdan Shillin Somaliland ah).
๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐Œ๐š๐ก๐š๐ ๐‹๐ž๐ก
_________________________________________
๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข (๐‚๐ข๐ซ๐ซ๐จ)
๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker