Haashim Dhaqane oo Beeniyaay Dilaal Loo Haysto
Haashim Dhaqane Muxumed oo loo haysto inuu 4 haween ku diley magaalada Nairobi ayaa beeniyay inuu ka dambeeyey falkaasi kadib markii maxkamad lasoo taagey lagana soo saaray saldhig lagu hayey tan iyo bishii November 2024.
Haashim waxa loo haystaa dilka Dahabo Daa’uud Siciid (Waris), Aamina Cabdirashiid Daahir, Musayba Cabdi Maxamed oo isku qoys ah iyo Deeqa Cabdi Nuur Gorane.