DAAWO: Dooxa Hargeysa oo qarqarrada Jabiyey iyo Daadkii ugu Badnaa Abid oo soo maray
Muuqaalkan Hoose ka daawo Dooxa Dhexmara magaalada Hargeysa oo maanta uu soo maray Daadkii ugu faraha badnaa muddo tobanaan sanno ah iyo gaadiid iyo dad uu qaaday.
Muqaalkan ka daawo
https://youtu.be/b6T7iuxL-2M