Wasiirka Arimaha Gudaha oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Masuuliin Sare Sare oo Ka Socday Xafiiska FCDO

Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga JSL Cabdalle Maxmed Carab Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Masuuliin Sare Sare oo Ka Socday Xafiiska FCDO ee uu Fadhigoodu Yahay Magaalada Nairobi oo ay Hogaaminayso Safiir Kuxigeenka Xafiiska FCDO Ee Hargeysa.

Kulan ayaa Lagaga Wada Hadlay Sidii Loo Xoojiin Lahaa Wada Shaqaynta Xukuumad Somaliland iyo Dawlada Ingiriiska.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker