Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Oo Markale Magacaabahy Golaha Wasiiradiisa.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa markale magacaabahy qaar kamid ah Golaha Wasiirada maamulkaas.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta gacabaay 17 Wasiir iyo 25 Wasiir ku xigeen, isagoo horey 2-dii bishan February magacaabay 10 Wasiir.
Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya loo doortay 19-kii bishii December ee sanadkii hore.