Digniin Loo Diray Shacabka Somaliland ee Xeebaha Dagan

Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada xeebaha Jsl Admiral Axmed Hure Haariye waxaa digniin udirayaa dhamaan kaluumaystada , dalxiisyaasha iyo cid kasta oo ka ag dhow xeebaha inay iska jiraan maalmaha soo socda khataro ka jira bada awgeed maalmaha oo ka bilaabmaya15/1/2025- 20/1/2025 taasi oo ay jiraan dabaalo xoogan oo ku socda xawaare dhan halkii saacba 45KM mawjada bada ama jooga biyaha bada ayaa kor-ukicidoona cabir dhan 2.7M

Sidaasi darteed waxaa lagu wargelinayaa shacabka Somaliland inay iska jiraan bada iyo xeebaha maalmaha soo socda khataraha ka jira awgeed .

Cidii la kulanta khatar dhinac bada ah hala soo xidhiidho saldhigyada ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker