Wasiir hore Buuni oo Xukumadda Madaxweyne Cirro ku eedeyey Dastuur jabin

Shalay oo taariikhdu ahayd 11/01/2025 wareegtooyin ka soobaxay Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada somaliland waxa lagu sheegay in la magacaabay Badhasaabyo hadaba kalmada badhasaab ma ku qorantahay dastuurka JSL ?

Hadaba sida ku cad qodobka 111ee dastuurka farqadiisa 63 waxa uu qoraa Gudoomiyaha Gobolka. Marka laga hadlayo qaab dhismeedka Gobolada dalka Somaliland .

Taariikhda somaliland wali may dhicin Madaxweyne somaliland hogaamiyay oo qoray kalmada Badhasaab waayo Madaxweynuhu waa qofka Koowaad ee dastuurka ilaaliya.

Kalmada Badhasaab luqad ahaan waa ( Af Hindi)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker