Daawo: falan-qaynta Ciyaarihii Ugu Dambeeyay,, Wax walba way samaysay Liverpool

 

Kabtankii hore xulka Portugal Luis Figo ayaa la dhacsan hanaanka saxiixa cusub ee Man United Bruno Fernandes wuxuuna aaminsan yahay inuu saameyn weyn ku yeelan doono guulaha ay gaarto kooxda ka dhisan garoonka Old Trafford.

Figo oo horay ugu soo ciyaaray kooxaha Real Madrid, Barcelona & Inter Milan, sidoo kalana 127 jeer kasoo muuqday qaranka Portugal ayaa isaga fariistay kubadda cagta 2006, balse wali kama dhex bixin.

Bruno Fernandes ayaa bishii lasoo dhaafay kusoo biiray Man United, wuxuuna ka mid noqday tiro xiddigo ah oo kooxdaan kaga soo biiray dhanka kooxaha ka dhisan Portugal.

 

FALAN-QAYNTAAS OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker