Agaasime Gurxan oo ka hadlay Miisaaniyada 42-ka Degmo ee JSL iyo Heshiisyo Wasaaradda Maaliyaddu la gasho
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Maxamed Cabdi Gurxan ayaa jawaabo ka bixiyey su’aalo ay mudaneyaasha Golaha Wakiilladu ka weydiiyeen wax-qabadka Wasaaraddu u hayso Qaranka.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire oo ay weheliyaan masuuliyiinta Wasaaradda oo uu horkacayo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas ayaa shalay Golaha Wakiillada Horgeeyey Odoroska miisaaniyadda Qaranka ee 2022, waxaanay xildhibaanadu wax weydiiyeen su’aalo la xidhiidha miisaaniyadda.
Muuqaalka hoose ka daawo Jawaabo uu agaasimuhu ka bixiyey Weydiimaha Xildhibaannada