Ciidanka Booliska Berbera ayaa xidhay shaqaaale tiro badan

Ciidanka Booliska Berbera ayaa xidhay shaqaaale tiro badan oo ka shaqeeya hamaha shidaalka Berbera amarka lagu xidhay shaqalahani ayaa waxa bixiyey Badhasaabka Gobolka Saaxil iyo maareeyaha hamaha shidaalka
Maamulka gobolka iyo kan hamaha shidaalka ayaa in mudo ah xalin kari waayey khilaaf soo kala dhex galay shaqalaha iyo maamulkooda,
Xukumadda Madaxweyne Cirro ayaan iyaduna ilaa hada wax talaabo ah weli ka qaadin xalada culus ee ka jira gobolka Saaxil

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker