Xoghaya Siyaasada Ucid.”Ina Muraad Wuxuu Xidhay Inamadii xidhayey Boodhadhka Shirweynaha Ucid

Burco(OWN) Xoghayaha siyaasada xisbiga Ucid oo maanta la hadlayey Tvga Badacas ayaa mayerka degmada Burco ku dhaliilay inuu xalay magalada Burco kafuliyey isla markaana xidhxidhay qaar kamid ah dudidii qabanqaabada ee xidhayey boodhadhka shirweynaha 7aad ee xisbiga ucid

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker