Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee JSL Axmed Siilaanyo.
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta hoygiisa ku booqday, Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.
Waxaa Gudoomiyaha, wehelinayay Af-hayeenka Xisbiga UCID Maxamed Cali Bilaal iyo xoghayaha gaarka ah ee Gudoomiyaha Maxamed Cabdi”Galool”.



