Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo QaabilaySafiirka Itoobiya u Fadhiya Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Cabdiraxmaan Daahir Aadan bakaal ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga, Federaalka ee itoobiya u fadhiya Jamhuuriyadda Somaliland, Ambassador Teshome Shunde Hamito, kulankaas oo ahaa mid isbarasho iyo joogtaynta xidhiidhka labada wadan ee ku dhisan derisnimo, horumar iyo wax-wadaqabsi.

Kulankaas waxa wasiirka ku weheliyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Ahmed Abokor Mohamed.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker