Cudurka COVID-19 oo markale ka dillaacay dalka Jarmalka

Dalka Jarmalka waxaa sii xoogeeysanaya xanuunka COVID-19, dowlada Jarmalka a waxay wadaa dadaal la xiriira ka hortagga COVID-19 waxaa la xiray dhamaan dukaamada ganacsiga ee sida gaarka ah loo leeyahay oo ay ku jiraan dukaamada ganacsiga ee Soomaalida ku nool wadanka Jarmalka , dadka ayaa waxaa loogu digay in ay afka xirtaan,

Qofkii lagu helo isagoo afka u u furan yahay waxaa la ganaaxayaa 250 yuuro waxaa jira dad aad u farabadan ayaa muteeystay ganaax, kuwaasoo lagu qabtay iyagoo afka uu u furan yahay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker