Wadahadal u Furmaysa Xukumadda Somaliland iyo dawladda federaalka Ethiopia

Wefdi ka socda Somaliland oo uu hoggaaminayo wasiirka Amniga gudaha Cabdale Sandheere, ayaa saaka Hargeysa ka baxaya iyagoo kulan Wajaale kula yeelanaya wefdi ka socda dawladda federaalka Ethiopia.
Kulanka labada dhinac ayaa lagaga wadahadli doonaa dagaalka Deegaanka Dacawaley ee u dhexeeya ciidamada Liyuu Booliska iyo dadka deegaanka Dacawaley.
Xukuumaddaha Somaliland iyo deegaanka Soonaalida Ethiopia ayaa isku maandhaafay dagaalkan Dacawaley taas oo sababtay in Somaliland dagaalkan kala arrinsato Federaalka Ethiopia.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker