Denmark oo ka diyaar garoobaysa difaacidda jasiirad ay Tump uga baqayaan

Dowladda Denmarka ayaa xoojisey difaaca jasiiradda Greenland, ka dib markii Donald Trump ku celiyey damaca uga jira in uu jasiiraddaas la wareego

Wuxuu ku tilmaamay waqtiga lagu dhawaaqay qorshahan inay tahay “masayrka nasiibka.” Isniintii, Trump ayaa sheegay in lahaanshaha iyo xakameynta jasiiradda weyn ee Greenland ay tahay “baahi lagama maarmaan ah” oo Mareykanka u jirta.

Greenland, oo ah dhul is-maamule ah oo hoos taga Denmark, waxay hoy u tahay xarun ballaaran oo hawada sare ee Mareykanka ah taas oo uu ku leeyahay halkaas ahna mid istaraatiiji ah u ah Mareykanka, maadaama ay ku taallo waddada ugu gaaban ee u dhaxaysa Waqooyiga Ameerika iyo Yurub. Waxa kale oo ay leedahay kayd badan oo macdan ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker