Dhimasho ka dhalatay duufaan ku dhufatay Mareykanka

Ugu yaraan 26 qof ayaa ku dhintay duufaan xooggan oo saameysay magaalooyin ku yaalla koofurta iyo galbeedka dalka Mareykanka.

Guryo ayaa ku burburay kumannaan kalena koronto la’aan ayay noqotay kaddib markii duufaanta ay burbur ka sababtay dhowr magaalo.

Sida laga soo xigtay Washington Post, in ka badan 60 warar oo duufaanta ku saabsan ayaa la soo weriyay.

Gobollada sida Arkansas, Tennessee, Illinois, Indiana, Alabama iyo Mississippi ayaa laga soo sheegay khasaare ay duufaanta geysatay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker