𝘽𝙖𝙙𝙝𝙖𝙨𝙖𝙖𝙗𝙠𝙖 𝙈𝙖𝙧𝙤𝙤𝙙𝙞 𝙅𝙚𝙚𝙭 𝙊𝙤 𝙇𝙖𝙜𝙖 𝙍𝙚𝙚𝙗𝙖𝙮 𝘿𝙖𝙖𝙙𝙠𝙞𝙞 𝙌𝙖𝙖𝙙𝙖𝙮 𝙂𝙖𝙖𝙙𝙝𝙞𝙜𝙞𝙞𝙨𝙞𝙞
Dooxa Huluuq ee Degmada Arabsiyo ayaa qaaday Gaadhigii Badhasaabka Gobolka Maroodi-Jeex Maxamed Cilmi,
Badhasaabka, Askarigii ilaalinayay iyo Dirawalka gaadhiga ayaa dhamaantood laga Bad-baadiyay ,
In kasta oo dirawalka Badhasaabka uu dhaawac fudud soo gaadhay.