Maxaa Sababay in la joojiyo xaflad loo qabanayay xildhibaan Guruuje
Ciidamada booliiska Somaliland ayaa joojiyay xaflad lagu taageerayay xil. Guruuje oo golaha wakilada ka tirsan oo ka dhacaysay hoteelka Xayaad ee Hargeysa.
Manajiro ilaa hadda war kasoo baxay dhanka laamaha amniga oo la xidhiidha sababtay u joojiyeen.