Ciidanka Liyuu Police ayaa Dad Shacab ah Ku laayay Deeganka Dacawalay

Ciidamada Liyuu Booliska ee Dawlad deegaanka ayaa jidgooyo u galay dhaawacyada iyo maydadkii dadka shacabka ahaa ee xasuuqeen kuwaasi loo siday Dhakhaatiirta.

Ciidanka oo xidhay xadku waxay la wareegeen Dad maati oo dhaawac ah kuwaasi oo qaarkood ay dhiig bax u qudh baxeen.

Xukuumadda Somaliland ayaan iyadu wali ka hadal xasuuqa ay ciidanka Liyuu boolisku u geysteen Bulshaddan oo ka mid ah Beesha ARAB.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker