Madaxweyihii Koonfurta Kuuriya oo xilka laga xayuubiyay

Baaralamaanka Koonfurta Kuuriya ayaa waxay u codeeyeen in xilka laga xayubiyo madaxweyne Yoon Suk Yeol, waxaana u codeysay 204 xubnood.

Arrintaan ayaa waxaa micnaheedu yahay in Yoon sida ugu dhaqsiyaha badan looga mamnuuci doono xafiiska, ra’iisul wasaaraha dalkaas ayaana noqon doono sii hayaha xilka madaxweynaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker