Wiil 19 sano jir oo maanta ku dhintay Fransiiska

Warbaahinta Faransiiska ayaa ku warramaysa in wiil 19 jir ah uu ka soo dhacay saqafka sare ee dukaan weyn oo ku yaalla magaalada Rouen saacadihii hore ee Jimcihii ka dibna uu ku dhintay isbitaalka.

Wali lama xaqiijin inuu qayb ka ahaa mudaaharaadyada.

Booliska ayaa wakaalada wararka ee Reuters u sheegay in dhacdan ay ka dhacday xaafada Petit-Quevilly oo ku taal goob laga dukaameysto oo ay bililiqeysteen mudaaharaadyadaal rabshado wata.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker