Wafti Ka Socda Somaliland oo lagu Soo Dhaweeyaay Jabuuti

Shir-gudoonka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Djibouti oo ay hogaaminayso Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Aqalka Baarlamaanka Marwo Safiya, Kuna Weheliyo Wasiirka Maaliyadda Dalka Djibouti Mudane Dileyta Maxamed Dileyta ayaa si heer sare ah ugu soo Dhaweeyay dalka Djibouti wefti uu hogaaminayo Guddoomiye Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada JSL Mudane Cali Xaamud Jibriil, Kuna Weheliyaan Xildhibaan Cumar Jaamac, Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Mudane Cismaan Afgaab & Siyaasi Cabdilaaahi Daahir Cukuse, weftiga ayaa booqdey Xarunta Baarlamaanka Delka Jabuuti.

Dhanka kale waxay labada dhinac kawada hadleen Xidhiidhka qotoda dheer ee ka dhaxeeya labada dal,

ugu danbeyn kulanka ayaa ku soo dhamaadey Isfahan iyo Xoojinta Xidhiidhka labada Waddan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker