Fariis kusocota guddoomiyaha Baanka dhexe Mr. Cali Ibraahin (Baqdaad

Aniga oo ah muwaadin qurba jooga oo lagu magacaabe Mahad Caawiye yare
waxaan dhawaan so bookhday dalka, waxaan soo arkay shirkada Telesom oo
jebisay goaankii aad soo saarteen ee ahaa wixii 100 doolar kayar inaan
doolar lagu diri karin.
Siday ujebisay:
Shirkada Telesom iyada oo xidhan magac kale (Hormuud Telecom) ayay
dadkii access usiisay inay xataa 0.50 dollar ay isku diraan.
Dadkii waxay kaso qaateen SIM Cards Hormuud ah Garoowe iyaga oo access
kahelaaya Telecom kana faaidaysanaya ayay magalooyinka Somaliland ku
dhex istic maalayaan oo lacagii la isku dirayaa.

Dhibaatada ay keeni karaan xeerka ay Telecom Jebisay hadii sidhaqso ah
wax looga qaban waxaa kamida:

1) Cadowga iyo tuugta ayaa siqaldan u isticmaali kara access kaa
Telecom siisay sister company ay iyagu leeyihiin(Hormuud Telecom).
2) Xeer kii aad soo dejiseen is la ictic maalo shilinka Somaliland wuu jabay.

3) Agagixisada

4) Budhcad Caruurta xada.

Sida caadiaga ah waxay ahayd inuu Network gu goo marka qofka Hormuud
sitaa soo galo Somaliland, lakiin towers Telesom ayaa access siisay
madamay shirkad qudha oo laba magac qaadatay haya.
Si aad u cadaysaan warkan aan sheegayo waxaad dhexgashaan Suuqyada
dukaamaduna way idiin cay inaad udiri kartaan 0.50.

Kolay xeer wuu uyaaal Shirkada jebisan laba qodan wixii laga yeeli
lahana waxay utaal dowlada.

 

Mahad Caawiye Yare.
Whatsup: 0034625785497

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker