Daawo War Cusub-Wasiir Hindi Gaani Oo Si Cad Daah Uga Qaadey Wadani Iyo Kulmiye Siyaasadooda Qarsoon
Hargaysa (OWN) Wasiir Hinda Jaamac Xirsi Gaani Oo Xaley Qayb Ka Ahayd Madal Lagaga Hadlaayey Takoorka Iyo Dhibaatooyinka Ay Lakulmaan Bulshada Gabooye Ayaa Madashaasi Ka Hadshey Isbadaladeedii Siyaasadeed Ee Tanyo Markii Ay Xisbiga Kulmiye Kamid Ahayd Ee Ay Ku Biirtey Xisbiga Wadani Oo Xiligaasi Ahaa Urur Siyaasadeed .
Halkan Ka Daawo Muuqaalkoo Dhamystiran