Ciidanka Booliska oo Soo Qabsatay Gacan Ku Dhiigle Non Dilay.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane Maxamed Baashe Faarax Ina Khadra Badel 24 jir ah oo ku eedaysan in uu maanta ku dilay degmada Maxamuud Haybe Marxuum Khadar Xaashi Ismaaciil 37 jir ahaa , isagoo u isticmaalay todoba mindiyood , taasoo keentay geerida marxuumka!.

Hawlgal ay sameeyeen Ciidanku ayay gacanta kusoo dhigeen Eedaysanaha , waxaana socota baadhid dheeraad ah, markay dhamaatana waxa degdeg loo horgayn doonaa ha’yaddaha garsoorka .

Taliska Ciidanka boolisku waxa tacsi u dirayaa ehellada Marxuum , waxaanu alle uga baryayaan in samir iyo iimaan ka siiyo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker