Caqabad ka taagan gaarsiinta gargaarka ay u baahanyihiin dadka reer Qasa

Iyadoo xagaagu bilow yahay ayaasaraakiisha arrimaha bini’aadantinimada waxay sheegayaan in xalinta xaaladda ka sii daraysa ay muhiim u tahay in la daboolo baahida ballaaran, ee qotoda dheer ee inta badan dadka Qasa oo gaaraya 2.3 milyan ay wajayahaan.

Dadkaan ayaa u barakacay intooda badan bartamaha iyo Koonfurta Qasa.Hor istaagga lagu sameynayo gargaarka dadka loogu tala galay ,ayaa sida muuqata sii xumeynaya xaaladda adag ee ay la kulmayaan dadka reer Qasa.

Horey ayaa Israa’iil loogu eedeyay in gaajada dadka ay u adeegsato hub oo kale.

Adeegyada aas-aasiga ah dadku ma helaan, dhowr jeerna gargaar loo waday ayaa la boobay, arrintaas waxaa ka dhashay niyad jab ku yimid hay’adaha gargaarka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker