Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Kulmay + SAWIRRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada kulan salaam iyo xogwarran ah kula qaatay Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).
Kulankan waxa labada madaxweyne ku wehelinayey shir-guddoonka labada gole ee guurtida iyo wakiillada iyo guddoomiyaha maxkamadda sare.
May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais, the Oval Office and textMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 2 people and suitMay be an image of 2 people and carMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and text

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker