Gobolka Saaxil oo uu ka Socdo Hanti boob Badani

Wararka Ayaa Intaasi raacshay In Geerashkii Hawlaha Guud Ee Kuyaalay Dhulka Shacabka La Iibiyay Wakhtiga Kala Guurka ah Kaasi Oo Wararku Intaasi Ku Dareen Inay Iska Kaashadeen Iibka Dhulkaasi Maamulka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Lagana Iibshay Shirkadaha Isgaadhsiinta Midkamida.
Dhanka Kale Xalay Ilaa Saaka Waxa Warku Tibaaxeen In Lawdhadh Dhagxaana Lagu Rogay Oo Dadkii Deganaana Aan Waxba Loo Sheegin.
Sidoo Kale Haamaha Shidaalka Berbera Shaqaalahii ayaa Saaka Gadooday Kadib Boob Ay Isha Ku Dhufteen Oo aad U Baaxadle.
Maxjarkii Berbera ayaa Isna Laraacshay Olahii Taasi Dawlada Hoose U Gacan Bidixaysay Dad Ganacsato ah Oo Xukuumadu Soo Siisay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker