Maxkamadda ICC oo waaran soo xiris ah u dirtay Benjamin Netanyahu .

 

Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ee Hague ayaa maanta sheegtay inay soo saartay warqado lagu soo xirayo madaxweynaha Israel Benjamin Netanyahu iyo Wasiirkii hore ee Difaaca Yoav Gallant, sida ay wakaaladda wararka ee Reuters baahisay.

ICC ayaa sidoo kale u jirtay warqad waaran ah hoggaamiyaha Xamaas Mohammed Diab Ibrahim Al-Masri (oo loo yaqaan Mohammed Deif)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker