Ciidanka Booliska Somaliland oo Fariintan Bulshadda u Diray.
Waxaanu dhammaan ku wargelinaynaa xubnaha la siiyay lambarradii dhaq-dhaqaaqa ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka (plate number NEC) ee maalinta codaynta in ay si degdeg ah u soo xareeyaan lambarradaas.
Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu tallaabo ka qaadi doonaa qof kasta oo lambaradaas ugu xidhanyahiin gaadhigiisa , haddii aanay ku soo xareyn 24 saac gudahood.