Madaxweynaha Somaliland oo Qaabilay Wafti Ka Socda Itoobiya

Madaxweynaha Somaliland, oo Qaabiley Wefti Sare oo ka socday Dawladda Federaalka Ethiopia oo uu hoggaaminayey Ra’iisal Wasaare ku xigeen Aadan Faarax iyo Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar.

 

Weftiga ayaa ka soo qaybgalay aas Qaran oo loo sameeyey Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Axmed Silaanyo oo maanta lagu aasay Hargeysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker