Madaxweynihii Hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo oo Geeriyooday

Illaahay naxariistiisa Janno haka waraabiyee waxa caawa magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihii Afraad ee Somaliland Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuuud Siilaanyo.

 

Marxuum Axmed Siilaanyo oo ahaa siyaasi ruug cadaa ah oo qayb laxaad leh ka soo qaatay halgankii dib u xoreynta Somaliland, waxa geeridiisa ka hadlay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo sheegay in aaska marxuumka loo saari doono Guddi heer Qaran, iyadoo la aasi doono maalinta Isniinta.

 

ILLAAHAY HA U NAXARIISTO MARXUUMKA.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker