Taliyaha Booliska oo Soo Kormeeray Goobaha Codbixinta

Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kormeer ku tagay goobaha codaynta ee magaalada Hargaysa si uu u qiimeeyo xaaladda nabadgelyo ee goobahaas. Kormeerkan ayaa qayb ka ah howlgallada ciidanka booliska ee sugidda amniga intii lagu guda jiray doorashada.
Dhanka kale, ciidamada booliska ayaa ku jira heegan buuxa si ay u xaqiijiyaan amniga guud ee doorashada iyo ilaalinta goobaha codbixinta, iyadoo ay muhiim tahay in muwaadiniintu ay si nabad ah u codeeyaan.

May be an image of 8 peopleMay be an image of 6 people and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 7 people and text

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker