Isbeddel ku yimi Dhaq-dhaqaaqa Dekedda Berbera iyo Tirada Maraakiibta ku soo xidhatay

Maareeyaha guud ee dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabbdillaahi, ayaa sheegay inay sare u kacday tirada maraakiibta ku soo xidhanaysa dekedda magalada Berbera intii ka danbaysay furitaanka dekeda cusub.

Maareeye Siciid Xasan Cabbdillaahi, ayaa sidoo kale xusay inay markii ugu horreysay dekedda Berbera ku soo xidheen maraakiibta waa weyn ee xanbaara Koonteenarada.

Hoos kaga Bogo waraysi lala yeeshay maareeyaha Dekedaha Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker