In ka badan 70 milyan oo codbixiye ayaa diiwaangaliyay codadkooda ka hor maalinta doorashada

Maalinta rasmiga ah ee codbixinta doorashada Mareykanka maalmo kooban ayaa ka dhiman, waana Talaadada 5 ta November – laakiin in ka badan 70 milyan oo qof ayaa mar hore diiwaan galiyay codadkooda, sida laga soo xigtay tirooyinka ugu dambeeyay ee Lab ka Doorashada ee Jaamacadda Florida.

Iyadoo tiradaasi ay ka hooseyso rikoorkii la dhigay 2020 ee ahaa 101.5 milyan – oo waliba uu saameeyay Covid kii – waxay wali ka badan tahay tirada codadka horey ee lloo diiwaan galiyay ee sanadkii 2016 kii oo ahaa (47.2m) iyo 2012 kii oo ahaa (46.2m).

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker