“Niman ka tirsan Sirdoonka Leexsan ayaa xalay hub noocyadiisa kala duwan ku weeraray xaafaddaha Hargeysa” Xisbiga WADDANI.

Xisbiga Waddani oo ka hadlay taageereyaal Hub sita oo ka tirsan Kulmiye kuwaasi oo Baraha bulshadda si weyn u qabsaday:-

“Niman ka tirsan Sirdoonka Leexsan ayaa xalay Hubka noocyadiisa kala oo isugu Jira Baaskoolado iyo BKM ku weeraray Xaafaddaha Hargeysa” Xisbiga Waddani

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker