“Cadowga Somaliland wuu ka naxayaa arrintan maanta dhacday” Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka

Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta dalka keenay waraqaha codbixinta waxanay ka soo dageen garoonka diyaradaha ee Cigaal.

Guddoomiyaha komishanka doorashooyinka Muuse Xasan oo madasha ka hadalay ayaa yidhi :

“Cadowga Somaliland wuu ka naxayaa arrintan maanta dhacday ee ah in Waraqihii codbixintu Dalka soo gaadhen, Dadku kaadhadhkooda ha soo dhawaystaan doorashadii si xalaal ah ayay inoogu dhacaysa .”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker