Raysal wasaaraha Itoobiya oo magacaabay Wasiirka Arrimaha-dibedda

Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa Gedion Timotheos u magacaabay Wasiirka Arrimaha-dibedda cusub ee dal kaasi, ka dib markii uu wasiirkii xilkaasi hayey, Mr.Taye uu noqday Madaxweynaha Itoobiya.

Gedion Timotheos wuxuu ahaa wasiirka caddaaladda dalkaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker