Hogaamiyeyaasha caalamka ee ka hadlay dilka Yaxya Sinwar

Raysal wasaaraha UK, Keir Starmer, ayaa kamid ah madaxda caalamka ee ka hadlay dilka Yaxya Sinwar, isagoo sheegay in UK aysan u direyn Sinwar.

Madaxweynaha Faransiiska oo isna hadlay, waxaa uu sheegay, in geerida Sinwar ay u tahay Israa’iil isbaddel iyo guul u soo hoyatay waana in aakhirka la keenaa buu yiri argatida siyaasaed ee labada israa’iil iyo falastiin.

Madaxa xafiiska siyaasada ee Xamaas Yahya Sinwar waxa uu caqabad ku ahaa xabad joojin iyo in si shuruud la’aan ah loo sii daayo dhamaan la haystayaasha,” ayuu yiri madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell.

Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni, ayaa sheetay in in dilka Yahya Sinwar, ay muujinayso “waji cusub” oo Bariga Dhexe.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker