Komishanka Doorashooyinka oo la kulmay Gudduda Amniga Qaranka

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntooda kulan kula qaatay Gudduda Amniga Qaranka JSL iyo xubnaha Guddida Hawlgalinta Ururrada/Xisbiyada (Taskforce). Kulankan ayaa waxaa lagu falanqeeyey amniga guud iyo diyaargawga Doorashooyinka Qaranka JSL ee qabsoomi doona 13 November 2024.

May be an image of 12 people, dais and textMay be an image of 9 people, table and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 4 people, dais and text

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker