Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo lagu soo dhaweeyay Baligubadle.

Musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeeyey magaalada Baligubadle ee xarunta Gobalka HAWD .
Shacabka reer Baligubadle waxay cadeyeen codkaaga ku aarsan doonan oo ay u codeyn doonan xisbiga WADDANI

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker