Florida oo weli gurmadka dadku socdo

Waa xilli habeennimo ah, badhtamaha Florida, sawirro la qaaday shalay waxay muujinayaan daadad baahsan, burburka dabaysha, iyo hadhaaga ay ka tagtay Duufaanta Milton.

Kooxaha samatabbixinta ayaa sii wadi doona howlahooda baadhista Jimcaha, halka howlaha nadiifinta ay qaadan karaan toddobaadyo ama bilo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker