Xubnaha Urur-siyaasadeedkii Mideeye oo laga Hawlgaliyay Guddiyada Ololaha Xisbiga KULMIYE

Xubno metalaya Urur-siyaasadeedkii Mideeye ee la midoobay xisbiga KULMIYE, lana hawlgeli doona guddiyada ololaha Gobollada xisbiga, ayaa liiskooda la soo saaray.
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Maxamed Kaahin Ahmed, ayaa magacaabay xubnaha laga hawlgelinayo Gobolada oo la shaqayn doona Guddiyada ololaha doorashada ee xisbiga.
Faahfaahinta magacyada xubnahan iyo gobollada ay ka kala hawlgeli doonaan waa sidan hoose:

 

May be an image of textMay be an illustration of blueprint, ticket stub and text

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker