Daawo:- Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Laba Qof Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Laascaanood.

Hargaysa-(OWN)-Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland  Saleeban Cali Koore ayaa waxaa  uu ka Hadley laba qof oo wiil iyo gabadh ah oo ay xalay dileen ilaalada badhasaabka cusub ee magaalada Laascaanood .

Wasiirka ayaa sheegay in dadkan dhintey ay saarnaayeen gaadhi goor danbe oo habeen nimo ah maraayey guriga badhasaabka isla markaana markii ay ciidanku istaajiyeen uu istaagi waayey , sidaas-na ay ciidanku rasaas ay ku fureen ka dib markii ay ka shakiyeen,………… Halkan Hooe Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker