Maxakamad ku Taala Ingiriiska Oo Xukuntay Aabe Gabadh Uu Dhalay U diray Ciraaq Si Loo Soo Gudo.

Emad Kaky, oo 47, sano jir ah kana soo jeeda Dalka Ciraaq ayaa lagu xukumay Xabsi, ka dib markii Gabadh uu dhalay oo ay wada degenaayeen Dalka Ingiriiska uu Ciraaq Dib ugu celiyay si Loo soo Gudo.
Maxakamada Nottingham oo ninkan xukuntay ayaa sida lagu daabacay Wargeyska The Gaurdian Waxa lagu sheegay in Mobilekiisa laga helay Fariimo uu gabadhiisa yar ku qalqaalinayay in uu Gudniinka Fircooniga ah yahay wax wanaagsan.
Markii Maxakamada la horkeenayna Waxa uu sheegay in ay tahay dhaqankooda.
Ingiriiska Gudniinka Fircooniga ahi waa ka mamnuuc.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker