Wasiirka arrimaha dibedda Iiraan oo ka degay Beyruut

Warbaahinta Lubnaan ayaa ku soo warramaysa inuu dalkeeda soo gaaray wasiirka arrimaha dibedda Iiraan.

“Diyarad ay leedahay Iiraan ayaa ka soo caga dhigatay garoonka caalamiga ah ee Rafiic Al-Xariiri, iyadoo sidoo, wasiirka arrimaha dibedda Iiraan, Cabaas Araghchi”, ayaa lagu yiri war qoraal ah oo lagu daabacay wakaaladda wararka Lubnaan ee NNA.

Imaanshiyahiisa ayaa imanaysa kadib markii ay Israa’iil duqeymo xooggan ka geysatay Beyruut saqdi dhexe ee xalay, oo ay kamid tahay xarun u dhow garoonka caalamiga ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker