Dawlada Jabuuti waxay donaysaa in wada-hadal lagu dhameeyo khilaafkii kala dhaxeeyay Eritrea.

Ergeyga joogtada ah ee Jabuuti u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu diyaar u yahay in uu dhamaystiro hannaanka caadiga ah ee ay la yeelanayaan dalka ay jaarka yihiin ee Eritrea, isla markaana ay ka go’an tahay in wadahadal lagu dhammeeyo khilaafka jira iyadoo lagu salaynayo sharciga caalamiga ah. #UNGA79.
Labada dal ee dariska ah ayaa tan iyo 2008-dii isku khilaaf sanaa xiisada salka ku haysa xuduudka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker